Daawo Sawirada : Sida ay u bur bureen qaar kamid ah Laamiyada Muqdisho

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka da’ayay roobab xoogan oo saameyn badan ku yeeshay dadka iyo duunyada kunool magaalada. Roobabka oo si xoogan u da’ayay ayaa sababay in ay bur buraan qaar kamid ah laamiyada magaalada Muqdisho gaar ahaan laamiyo mudooyinkii ugu dambeeyay lagu sameeyay dib u dhis. Waxaa sidoo kale … Continue reading Daawo Sawirada : Sida ay u bur bureen qaar kamid ah Laamiyada Muqdisho